Sadexda Masuul ee ugu sareysa dowladda oo dalka ka maqan xilli ay jirto Xiisad Siyaasadeed

24-kii saac ee la soo dhaafay ayaa waxaa dalka siyaabo kala gooni gooni ah uga dhoofay Madaxweynaha, Raisul-Wasaaraha iyo gudoomiyaha Baarlamanka Somalia oo ah sadexda masuul ee dalka ugu sareysa. Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shalay ka dhoofay dalka ayaa gaaray magaalada Paris si ay uga qayb … Continue reading Sadexda Masuul ee ugu sareysa dowladda oo dalka ka maqan xilli ay jirto Xiisad Siyaasadeed